Universal TV
Universal TV
  • Видео 15 440
  • Просмотров 232 692 759

Видео

1da Ogosto, Maxay shacabka Puntland uga dhigantahay maanta?
Просмотров 396
WARBIXIN: Dareenka dadweynaha & Dabaaldaga 1da Ogosto, Maxay shacabka Pl uga dhigantahay maanta? 26 sano Pl ma joogtaa halkii laga rabay?
Riwaayad Jabuutiyaan Hooyo ayaa Tiri part 2
Просмотров 1,2 тыс.2 часа назад
Riwaayad Jabuutiyaan Hooyo ayaa Tiri part 2
RW Xamse" Midnimada Dalka halis ayey ku jirtaa Dadkuna isbadal ma rabaan.
Просмотров 1,1 тыс.2 часа назад
RW Xamse" Midnimada Dalka halis ayey ku jirtaa Dadkuna isbadal ma rabaan.
Bayaan laga soo saaray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo Mudo Afar Cisho ah ka socday Muqdisho.
Просмотров 5303 часа назад
Bayaan laga soo saaray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo Mudo Afar Cisho ah ka socday Muqdisho.
Bayaan laga soo saaray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo Mudo Afar Cisho ah ka socday Muqdisho.
Просмотров 1 тыс.3 часа назад
Bayaan laga soo saaray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo Mudo Afar Cisho ah ka socday Muqdisho.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 01 08 2024
Просмотров 7 тыс.3 часа назад
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 01 08 2024
Kulan loogu duceynayay Caalimkii Sheekh Cusmaan Xidig ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho.
Просмотров 4213 часа назад
Kulan loogu duceynayay Caalimkii Sheekh Cusmaan Xidig ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho.
Shaatax'Waxaa soo kordhay Xad-gudubyo muwaadiniinta ay kula kacayaan Shirkado adeegsanaya Ciidamada
Просмотров 1564 часа назад
Tahliil Shaatax'Waxaa soo kordhay Xad-gudubyo muwaadiniinta ay kula kacayaan Shirkado adeegsanaya Ciidamada dowladda oo xoog dhaqaale ku aruursanaya'
Sh Xasan Kaafi"Nabigeena in lagu Saliyo waa Sharci laakiin in la is ruxo oo Ux iyo Ax waa Bidco.
Просмотров 8265 часов назад
Sheekh Xasan Kaafi" Nabigeena in lagu Saliyo waa Sharci laakiin in la is ruxo oo Ux iyo Ax aan la imaano waa Bidco.
Xulka Wararka Usbuuca 01 08 2024
Просмотров 1,2 тыс.6 часов назад
Xulka Wararka Usbuuca 01 08 2024
Yaxye Caamir" Canshuur laguma tilmaami karo Lacagta Dowladu ay ka qaado Gobolka Banaadir ee waa Baad
Просмотров 2,3 тыс.7 часов назад
Prof Yaxye Caamir" Canshuur laguma tilmaami karo Lacagta Dowladu ay ka qaado Gobolka Banaadir ee waa Baad ama waa Qaaraan.
Wiilashii Culimada Suufiyada ay Furimaha dagaalka noogu keeneen ay noo noqdeen Bir shub ah"
Просмотров 2,2 тыс.7 часов назад
"Waxaan Qireynaa in Ardeydii iyo Wiilashii Culimada Suufiyada ay Furimaha dagaalka noogu keeneen ay noo noqdeen Bir shub ah" Wasiirka Gaashaan-dhigga XFS.
Dood Wadaag iyo Arimaha Canshuuraha, Maamul usameynta Gobolka Banaadir iyo Doorashooyinka.
Просмотров 3 тыс.22 часа назад
Barnaamijka Dood Wadaag iyo Arimaha Canshuuraha, Maamul usameynta Gobolka Banaadir iyo Doorashooyinka.Prof: Yaxye Caamir Prof: Maxamad Xuseen Ciise Gud,hore ee Bulshada Rayidka Diini Maxamad Diini
Warka Universal TV 31 7 2024
Просмотров 8 тыс.2 часа назад
Warka Universal TV 31 7 2024
Taliye Shub"Ciidankii Xabsigaan difaaci lahaa ayaan iridda ku dhisnay taas la socda"
Просмотров 2,4 тыс.2 часа назад
Taliye Shub"Ciidankii Xabsigaan difaaci lahaa ayaan iridda ku dhisnay taas la socda"
Shalay Shaleemo iyo Heeso ay ka socdeen Maantana Masjid weyn oo Qur'aan iyo Kheyr kale ka socdaan.
Просмотров 3,2 тыс.2 часа назад
Shalay Shaleemo iyo Heeso ay ka socdeen Maantana Masjid weyn oo Qur'aan iyo Kheyr kale ka socdaan.
"Madaxweynaha waxaan leeyahay wasiirka Gaashaandhigga hala geeyo Wasaaradda Qoyska" Xildh.Ciid.
Просмотров 2,2 тыс.2 часа назад
"Madaxweynaha waxaan leeyahay wasiirka Gaashaandhigga hala geeyo Wasaaradda Qoyska" Xildh.Ciid.
Sh Cali Wajiis"Mucaaradkuna waa in ay kala saaraan Danahooda gaarka ah iyo Masaalixda Dowladnimo"
Просмотров 7652 часа назад
Sh Cali Wajiis"Mucaaradkuna waa in ay kala saaraan Danahooda gaarka ah iyo Masaalixda Dowladnimo"
Sh Cali Wajiis Xiriir noocee ah ayaa ka dhexeeya Midnimada & Nabad galyada Ummada
Просмотров 1,4 тыс.2 часа назад
Sh Cali Wajiis Xiriir noocee ah ayaa ka dhexeeya Midnimada & Nabad galyada Ummada
Wasiir Bashiir Goobe"Sharciga Naafada wuxuu fure u noqon-doonaa in Naafadu helaan xuquuqdooda"
Просмотров 2,9 тыс.2 часа назад
Wasiir Bashiir Goobe"Sharciga Naafada wuxuu fure u noqon-doonaa in Naafadu helaan xuquuqdooda"
RW Xamse"Waad Cibaadeysateen,Bil Mushaarkeedna waan bixineynaa oo guushiina ayaa lagu diirsaday"
Просмотров 3,4 тыс.2 часа назад
RW Xamse"Waad Cibaadeysateen,Bil Mushaarkeedna waan bixineynaa oo guushiina ayaa lagu diirsaday"
Axmed Madoobe"Ra'iisulwasaare waad joogtaa hala kala daayo Ciidanka iyo Siyaasadda"
Просмотров 6 тыс.2 часа назад
Axmed Madoobe"Ra'iisulwasaare waad joogtaa hala kala daayo Ciidanka iyo Siyaasadda"
Wararka Dagaalka Qaza ee Maanta 30 07 2024
Просмотров 1,2 тыс.2 часа назад
Wararka Dagaalka Qaza ee Maanta 30 07 2024
Warka Universal TV 30 07 2024
Просмотров 7 тыс.4 часа назад
Warka Universal TV 30 07 2024
Guddiga Horumarinta Adeegga BulshadaBJFS ayaa Su'aalo la yeeshay Wasiirka W Waxbarashadda
Просмотров 9424 часа назад
Guddiga Horumarinta Adeegga BulshadaBJFS ayaa Su'aalo la yeeshay Wasiirka W Waxbarashadda
Shaqaalaha cisbitaalka burco ayaan muddo dhawr bilood ah helin mushahar koodii
Просмотров 1,2 тыс.4 часа назад
Shaqaalaha cisbitaalka burco ayaan muddo dhawr bilood ah helin mushahar koodii
Sidee ku dhici kartaa in ilmaha jooga Jowhar & Baladweyne la dhaho cunto ayaa Dibadda looga keenaya?
Просмотров 8114 часа назад
Sidee ku dhici kartaa in ilmaha jooga Jowhar & Baladweyne la dhaho cunto ayaa Dibadda looga keenaya?
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 30 07 2024
Просмотров 16 тыс.4 часа назад
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 30 07 2024
Maxay tahay sababta Ardeyda Puntland u waayeen fursadaha waxbarasho oo Mashaariicdii looga jaray?
Просмотров 2,2 тыс.4 часа назад
Maxay tahay sababta Ardeyda Puntland u waayeen fursadaha waxbarasho oo Mashaariicdii looga jaray?

Комментарии

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 Минуту назад

    Aniga axmadiya ayaa ahey , weligeyna ma maqal ax ux , dikri axmadiya ah shaikhow horta weli maad aragtey mase wax aadan arag baad dadka kudureysaa , hadaba ogaw dikri ahmadiya ah , waa daliil ito axaadiith , tasbiix iyo takbiir tahliil , dikriga jamaaciga ah goormuu noqdey bidco war alle kabaqa

  • @Xasancalibarre
    @Xasancalibarre 2 минуты назад

    No yuhuuda

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 4 минуты назад

    war dhalin yrooy muusic daarta oo kubaashaaleeya gobolkiinka ciiyar dhaqameed kusameysaan

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 4 минуты назад

    Wahaabi waxkastaa bidco bey lasoo taaganyihiin subxaanallah , in la tisbiixsadaa xitaa oo tusbax la qaataa xitaa agtooda waa bidco , hada diyaarad in la raacaana soo bidca maaha lajiifiyaana banaan la joojiyaana banaan nagadaaya wahaabi

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 7 минут назад

    guuuul hambalyaah idiin hibeene puntland

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 минут назад

    dadka reer koonfur galbeed ba ugu liita way cunaan oo cabaan oo guri rag hagaajisten uun kuwareegaya wa doqonimo taas waayo haday dhulkoda xoreysan yaa uxoreynaya war sida iskudhaama

  • @AbdiYare-et8re
    @AbdiYare-et8re 8 минут назад

    Alow unsxariis shahiidka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 минут назад

    haeti wuu kuhormaray oo dadka uga fiicanyahay kow isimo ba gacata kuhaya oo soo dhisay labo wa wada nafta iyo maalka hura sadex wa geesiyal afar dhulkoday aaminsanyihin oo hagaajistan ee kudayda gobalada hagaajista

  • @JARANSiid
    @JARANSiid 11 минут назад

    Usa thè END yahuud thè END

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n 13 минут назад

    Diintaan khaniisnimada waa ninkaan diintiisa ,iyo wixii la midka ah.Wadankeena Soomalida warshado aa la rabaa yaa baahan, carabtsan.Hamza iyo wiilkaan pheadafile ku dhashtay meca ..ka soo bartay geelaan raaci jiray

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 16 минут назад

    maashaa allaah guul iyo gobonimo puntland amniga suga oo oromada kanadiifiya inshaa allaah harti wa shaqeystay ee kudayda

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 17 минут назад

    Ilaahayoow unaxariiso 🤲 hogaamiye ismail abdisalaan haniya

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 18 минут назад

    Allaha unaxariisto

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 18 минут назад

    Waxaa layaab leh maxaa ku qoray muslimiinta kaliya xasuuqa sanadkasta ee ay u xasuuqayaan maraynkanka iyo Esraa,il? Ummaddaha kale lama xasuuqee?

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 19 минут назад

    Thank you

  • @aishaibrahim2964
    @aishaibrahim2964 19 минут назад

    sidaan duco miyaa mise dhaanto waa yaab

  • @ifaatjamaal
    @ifaatjamaal 23 минуты назад

    Anigu gabadhen weriya isku sheegan la yaabahanay sidey u hadlayso macno darida Qofka hadalka waa laga dhameeya iyo anigu wakhti ma hayo

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 26 минут назад

    Maraynkanka iyo Esraa,il waa gumaystayaal caalami ah oo dhibaato ku ah adduunka oo dhan waxayna xukumaan dawladaha carabta oo aan amarkooda maya orankarin Maraynkanka iyo Esraa,il waxay xasuuqayaa kumayaal muslimiin ah sanadkasta yaab

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 26 минут назад

    Kan waaqici ma ahan soo hada hubanti laanta uu shegaayo soow uma socdaan

  • @Ayanabdij4u
    @Ayanabdij4u 26 минут назад

    😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉

  • @FadxiCali-lp6ix
    @FadxiCali-lp6ix 29 минут назад

    Alle ha unaxriisto

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 30 минут назад

    Rw xamse Abdi bare ahna culuumo

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 31 минуту назад

    Idinka had laydinka help toosnaan wax walba idinka masuul ah

  • @HassanHaaji-ty6yp
    @HassanHaaji-ty6yp 33 минуты назад

    xamza tariikh dorosha o qurxan male sow ninki axmed madobe 3uso xulay mahan ninkan dhinacas ad ayu u wasaq badanyahay

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
    @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 33 минуты назад

    Alxam dulilaahi rabil calamin ilahey ayaa ma hada iska leh markasta

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
    @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 33 минуты назад

    inta umada nabi maxamed nool iyo inta dhimty ilahey ha unaxariito

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
    @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 35 минут назад

    Diita ale ayaa sareynee

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
    @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 35 минут назад

    Qabiilka somali ninma ma ahan marka ilahey somali qalubtowda ha is waa fajiyo markasta melkasta aad jogtin

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
    @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 36 минут назад

    Somali somali baa leh markasta melkasta aad jogtin yasimanka aqriya markasta 😊in ta umada nabi maxamed melkasta ey jowgan ilahey qalubtowda ha is waa fajiyo markasta 😊

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam
    @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam 37 минут назад

    Alxam dulilaahi rabil calamin ilahey ayaa ma hada iska leh markasta

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid 44 минуты назад

    Adaa waalan dhibta kada ninka

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 25 минут назад

      Adaa iyo asaga walan o raaag odhan iya walan 😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 47 минут назад

    ninkan wuu towbad keenay oo khayr sameeyay ee halaga hadho wasir hore usoco

  • @HeyDbm
    @HeyDbm 47 минут назад

    Haa.shiicada.ayaa.dishay

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 48 минут назад

    60 jour jeego uu jarantahay

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 49 минут назад

    Haddee marxuum wax ma baddeli karaa? Hadal uun baad haysaa!😂

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 49 минут назад

    Waxay ku fiicneyd in culumada ka qeyb qaataan sidii kuwaas qaloocan eey u toosin lahaayeen oo halmeel iskugu keeni lahaayeen si dalka uu usoo kabsado! Nabadeey

  • @user-pe7fu6dh7x
    @user-pe7fu6dh7x 50 минут назад

    😢😢😢😢😢😢😮

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 55 минут назад

    Mafahmin sababta ay culumadu isoogu dhibayaan garab istaaga dawlad kusheegta uu maraykanku ka samaystay muqdisho . Mar aynoqotaba dabadhilif waa Kii Ka Huleela dalka

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 55 минут назад

    Roboow waa tuug ilaahay ka furtay oo dhiig gacmaha ku leh. Shir uu qabtay iyo wixii ay isu sheegaan waa xaaraan. Waa tuug xabsi waxaan aheyna ma istaahilo. Ilaahay ha ceebeeyo kuwii qofkan umadda soo hor istaajiyey.

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 56 минут назад

    madax waynaha soomaaliya ee musdaqbaka 👍👍👍inshaa allah

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 Час назад

    Hh

  • @user-tl8qq3co2l
    @user-tl8qq3co2l Час назад

    M Allh xamse cabdi Raysal wasaaraha soomaliya

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Час назад

    Marxuun ayad tahay markad nolatid kaalay inta kahoraysa xabasha iskaga jir

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w Час назад

    Yuhuud yaka adag ocadawgo maraykan ahi barka ufidhyo islam isracaya owdhba majiro

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Час назад

    mudane xamse guul ❤😘😘👏👏👏😘😘😘👏👏👍👍 ninbuka lama qancinkaro oo horoor naqday ee kasoco oo haujoojin hasoonooladan jimigoodu iyo caqligooduba loojoojin maayo👍👍👍👍👍👍

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Час назад

    YUUCABANAYA ILEN QOFMADHAN MUXUKUHADLAYA AFSOMALIGI AYAY KADHIGTEN KHAWARIJ AY IYAGABA NAXINAYA OO LASHEQEYA BALYUMETELA WAKASE

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w Час назад

    Alle Akaaqbalo shuhadad

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Час назад

    Ceeb profedorow xaal qaado

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Час назад

    Gabadha ha laguu qabee iskaga hadh sodoheey ?

  • @Fahma
    @Fahma Час назад

    Kani waa nacas caadiya hadalkiisu waa is dabraayaa waa neef